Siiriya–Argagixisada Al-Nusra ee Yuhuudu taageerto Maraykankuna hore hub khatara ugu daldalay inkasto hadda ka shaleeyay ayaa hubkii u isticmaashey in ay diyaaradaha qumaatiga u kaca ee helikobterka ee dawlada Siiriya ku soo rido. Siiriya ayaa waxa burburiyay kooxo argagixiso ah oo ka faaiideystay kacdoonkii hore waxana taageero hub siiyay Yuhuuda.
Yuhuuda ayaa dhaawaca kooxda Al-Nusra ku daawaysa isbitaaladeeda waxana jira xiriir ku qotomo in Siiriya la burburiyo si argagixisadu u hesho goob ay aduunka uga duusho. Bayloodka diyaarada ayaa u muuqda in la qabtey.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS