Siyaasiyiinta fashilmey ee Hawiye ayaa hambalyo qaldan oo siyaasadeysan u direy Muuse Shaani oo ay kaga raadinayaan inuu sii wado taageerada ay ka haystaan Cabdi Xaashi ayuu yiri Cali Calasow.
Kooxdan barakicinta oo siyaasad ahaan fashilmay ayaa maanta oo Muuse Biixi iyo inta xilligan la caqliga ah sheegtaan inay Somaliya ka go’een ku beegay fariin ay mariyeen baraha bulshada oo ugu habalyaynayaan nabada laakiin aanay jirin cid u jawaabtey.
Faysal Waraabe ayaaba isagu qaba in la masaafuriyo Hawiyaha uu sheegay inay marti ku yihiin magaalada Hargeysa dibna loola gelin wax wadahadal ay ku sheegeen.
Fashilkan labaad ee kooxda barakicinta ayaa ujeedadu tahay inay waxkasta oo qaranka wax u dhimaya ay la jiraan tana waa midii labaad kadib barakicintii dadka Muqdisho.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS