Kooxda gaalaynta Muslimiinta ee shabaab waxay afduubteen 70 oday. Madaxa Galmudug ayaa sheegashadani qiil uga dhigey in dawlada Somaliya maamulada soo eegayso.
Xaaf ayaa fashilka maamulkiisa ku eedaynaya dawlada oo isaga iyo kooxda ku shiraysa Kismaayo ay diidan yihiin inay hirgasho si cadowga uu sgheegayo loola dagaalmo.
Odayadu maamulkiisu ku fashilmey inay ka celiyan kooxda gaalaynta ayuu sheegay inay la aadeen tuulada Ceelbuur oo argagixisada loo baneeyay cidina ku nooleyn.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS