Kooxda Juventus oo ka mida kooxaha ugu waaweyn kooxaha Yurub ayaa ku guulaysatay horyaalka dalkaasi markii 31-naad kadib markii ay garaacday kooxda Samdoriya. Juventus ayaa laga yaabay kadib markii ay afar jeer oo isku xiga ay qaaday koobka naadiyada Talyaaniga inkastoo tababarihii hore ka tagey si uu u tababaro xulka qaranka.
Naadiyada Talyaaniga ayaa lagu yaqaanay in ay qaadaan koobabaka horyaalada Yurub sanadihii sagaashanaadkii ilaa horaantii labadii kun markaasoo wixii ka dambeeyay ay ciyaaryahanadii khatarta ahaa ay u wada wareegeen naadiyada Spain.
ARAABINEWS.COM SPORT