Xulka degmada hoose ee Boorama ayaa ciyaar kubadeed ku garaacday xulka degmada hoose ee Boorama,,ciyaartan ayaa ka dhacday magaalada Hargeysa. Ciyaartan ayaa muddo hore la qaban qabiyay waxana lagu soo beegay dabaaldegii 18 May.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM