X

Kooxda laga cabsi qabo in ay qaado koobka naadiyada reer Yurub ee Juventus oo garaacday kooxda weyn ee Real Madrib+SAWIRO

Roma–Kooxda Juventus ee ka dhisan dalkaasi Talyaaniga oo doorkan looga cabsi qabo in ay qaado horyaalka naadiyada Yurub (Champions league) ayaa hoygeeda cusub ku garacday kooxda weyn ee Real Madrib ee iyada ugu badan qaadida koobka horyaalada Yurub. Ciyaartan oo u xiiso badnayd ayaa aakhirkii ku dhamaatay laba gool iyo hal wareegii koowaad iyadoo wareega labaad lagu ciyaari doono caasimada Spain ee Madrib.

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.