Hargeysa 17 Dec 2014–Kooxda la baxday Madasha iyo xisbiyada Wadani iyo Ucid ayaa taageeray baaqii salaadiinta Awdal ee ahaa in iyaga looga dambeeyo soo xerogelinta Suldaan Wabar oo mowqifkiisu ilaa hadda cad yahay sheegayna in Samaroon ay uga dhamaatay ka mid ahaanshaha maamulka Hargeysa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS