X

Korneyl Caare oo u jawaabay taliyaha Muuse Biixi

Korneylka kacdoonka balaaran ka wada gobolada Somaliland ayaa jawaab siiyay taliyaha ciidanka ee Muuse Biixi ay ilma adeerka yihiin oo sheegay inuu qabo in la dilo Korneyl Caare. Xagga suldaanada belelaha Habaryoonis sheegeen inay cambaareeyeen.


“Hadii Gacan ku dhiigle la sheegayo waa nuux Ismaaciil Taani, Waa ninkii Beelaha Koonfurta Gobolka Sool Rasaasta isugu dhiibay, waa ninka Ciidamadii Somaliland Burburiyey ee Qabaailka ka dhigay” Ayuu yidhi Kornayl Caare.


Dhinaca kale Kornayl Caare ayaa sheegay in Wadahadalkii u socday isaga iyo Muuse Biixi uu Burburayo mar haddii Inadeerkiiba sidaa qabo, Islamarkaana ay hada galeen diyaar garoow Dagaal.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.