X

Korneyl ka tirsan ciidanka Jabuuti ee jooga Hiiraan oo ka hadlay sababta ciidanku uga soo baxay tuulada Halgan

Daraad ayay ahayd markii ciidan ka tirsan Amisom ay ka xoreeyeen argagixisada shabaab tuulada Halgan ee xadka Itoobiya hadana usbuuc kadib ay ka soo baxeen taas oo dad badan ka cadhaysiisay isla markaana keentay in argagixisadu soo noqdaan magaaladana xasuuq ka gaystaan. Hadaba Korneyl reer Jabuuti ayaa faahfaahinaya sababta.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.