X

Ku tukada taraawiikhda guryihiina: Sheekha Sucuudiga ugu weyn

Sheekha Sucuudiga ugu weyn ayaa ku amrey Sacuudiyiinta inay taraawiikhda Ku tukadaan gurtahooda maadaama buu yiri aan xilligan lagu tukan Karin masaajida cudurka Kooro awgeed. Taraawiikhda ayaa Ka mida sunayaasha aadka loo xajiyo xilliga Ramadaanka laakiin haddana guriga ayay ku kheyr badan tahay.


Rasuulkeena CSW ayaa inta badan taraawiikhda Ku tukan jirey gurigiisa laakiin xilli uu cudurku jiro ayna awalba sunne ahayd waxa haboon in guriga lagu tukado.


Sacuudiga ayaa ka mida wadamada uu Ku sii faafayo xanuunka Kooro ayadoo tirada uu hadda hayo ay gaarayso 7000. Waxay hore u sheegeen in sanadka xajka aan la goosan tigidhada ilaa la hubinayo xaalada Kooro ee Sacuudiga. Meelaha uu cudurka Kooro ugu badan yahay ayaa ah Maka iyo Mediina.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.