X

Ku xigeenka Faysal Waraabe oo laga eryay Jaamacada Camuud

Ku xigeenka Faysal Waraabe ayaa laga eryay Jaamacada Camuud. Talaabadan ay qaadeen jaamacada Camuud ayaa loo arkaa inay la xirtiirto asagoo ku xigeenkan Faysal Waraabe uu difaacay hadalkii qaldanaa ee uu yiri aflagaadana u gaystey masuuliyiinta jaamacada.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Xn6qVRu5ogM[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.