X

Ku xigeenka qorsheynta maamulka Somaliland oo sheegay in wadahadal ay la fureen Suldaan Wabar+

Boorama 07 Dec 2014–Ku xigeenka qorsheynta maamulka Somaliland Xasan Daahir Dhimbiil oo Siilaanyo amrey inuu soo xerogaliyo Suldaan Wabar ayaa sheegay in uu wadahadal la furey Suldaan Wabar. Ma sheegin oday dhaqameedka u adeegsaday waxase muuqata in Siilaanyo durba bilaabay inuu iska horkeeno dadka reer ADAL.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.