Wasiirk ku xigeenka caafimaadka Somaliland Xasan Daahir Dhimbiil ayaa beeniyay in daawo dhacdey ay ka soo gashey Berbera inkastoo aanu sheegin halka ay ka soo gashay iyadoo daawooyinka soo gala dalka Somaliya guud ahaan ay yihiin kuwo dhacay maadaama ayna jirin cid tayo leh ama aqoonteeda leh oo baadhi kartaa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM