Hargeysa–Ku xigeenka xisbiga Ucid ee Somaliland C/rashiid Xasan Mataan ayaa iyagu taageeray xilliga la qabtey doorashada laakiin sheegay in aan laga heshiin cida sii haynaysa xukunka oo ay sheegeen in aan laga heshiin taasi.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS