Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Wadani Axmed Seed ayaa kormeer ku tagey goobaha diiwaangelinta ee magaalada Burco halkaas oo uu si fiican u amaaney reer Burco. Diiwaangelinta ayaa manta ka bilaabatay Burco iyadoo ay ku xigto Awdal.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS