Hargeysa-Araabinews–Ku xigeenkii hore ee Daahir Rayaale mamulka Somaliland Axmed Yaasiin ayaa dalbaday in ergo aan Samaroon ahayn loo diro suldaan Wabar si haddii uu diido loo wada arko. Wuxuu kaloo sheegay in codsigii salaadiinta la fuliyo ee ayna ahayn diciifnimo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS