Ku xirnaanta Rabigeena waa cashar aad u xiise leh iyo Sh C/rashiid Sh Cali Suufi
Ku xirnaanta Rabigeena waa cashar aad u xiise leh oo uu inoo akhriyo Jimcahan Sh C/rashiid Sh Cali Suufi. Casharkan ayaa waxa ku Jira qisooyin cajiiba oo aad ka faaiideysan karto adigoo waxkasta oo kula kulma aad u leexanayso RAbigaga.