Kulan ay xalay lahaayeen madaxda dhaqanka gobolada Awdal iyo Siilaanyo oo uu afhayeen u ahaa Maxamuud Xaashi ayaa la soo xiray hadaladii laga jeediyay.
Kulanka ayay madax dhaqameedku ka hadleen qodobada ay rabaan in laga hadlo, waxa qorayay Maxamuud Xaashi oo gacanyare u ah Siilaanyo.
Ugu dambeyn madax dhaqameedka ayaa gudbiyay Laba qodob oo kala ah saamiqaybsiga iyo deegaanka Lughaya, waxana loo sheegay in go,aan laga soo saari doono.
Hoos ka daawo horudhac
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS