X

Kulan ay yeesheen maamulada Khaatumo iyo Maakhir (Sanaag) oo guul ku dhamaaday

Kulan ay Muqdisho ku yeesheen maamulada Khaatumo iyo Maakhir ayaa ku dhamaaday Guul. Kulanka ayaa ujeedadiisu tahay sidii loo mideyn lahaa labada gobol oo ay u noqon lahaayeen maamul goboleed buuxa.

Maxamede Yuusuf

ARABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.