X

Kulan loogu duceynayo AUN Saynab X Cali Baxsan oo Muqdisho ka dhacay

Qaar ka mida ururada bulshada iyo fanaaniinta qaranka ayaa kulan loogu ducaynayo Allaha u naxariistee fanaanadii qaranka Saynab X Cali Baxsan oo usbuucii hore ku geeriyootay magaalada Muqdisho. Baxsan ayaa lagu xasuustaa wadanimo iyo qof ehlu diina oo masaakiinta u roon.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.