Kulan balaadhan oo ka dhacay huteel Haldoor ee Boorama ayaa looga hadlay sidii loo dhaqaajin lahaa dekeda Lughaya. Kulankan oo dad badan ka soo qaybgaleen ayaa loo soo bandhigey sidii ay u maalgashan lahaaye. Dadka badankiisa ayaa qaba in odayaasha dhaqanka laga saaro siyaasada maadaama ay hore u hayaan hawl sidan u balaadhan waxna ka soo hoyn sheeganayaana in ay yihiin odayadii matalayay beelaha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM