X

Kulan qabyaalada looga hadlay oo ay ka qaybgaleen ururo qabyaalad ku dhisan

Xaflad xalay Hargeysa ka dhacday ayaa looga hadlay dhibaatada qabyaalada leedahay iyadoo mamulka Siilaanyo noqday aabaha qabyaalada waxase xafladan ka hadlay ururo aan ka dhicin kuwa Siilaanyo oo ku dhisan qabyaalad.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.