Kulankii golaha wasiirada dawlada dhexe ee Somaliya ee khamiislaha ahaa ayaa maanta looga hadlay arimo badan oo ay ku jirto arin muran ka taagan yahay. Waxa kulanka sidoo kale looga hadlay safiir la magacaabay oo ah wasiirkii hore ee boosaha oo laga qaaday booska kadib markii uu ka soo bixi waayay laakiin lagu abaalmariyay safiirnimo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS