X

Kulankii maanta ee barlamaanka Somaliya maxaa baajiyay

Kulankii maanta ee barlamaanka Somaliya ayaa baaqdey. Waxaad is waydiin kartaa maxa markasta baajiya kulanada barlamaanka ayaa barlamaanku yahay goobihii lagu dejin lahaa sharciyada kala duwan.


Gudoomiyaha barlamaanka ayaa ka hadley si cadho leh uga Hadley asagoo sheegay in la yerin doonto cida maqan. Waxaana kuu muuqata inaanu ogeyn waxa ay ku maqan yihiin xildhibaanada lacagta fadhiga ku qaata.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=oQUi8k3xkME[/embedyt]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.