Hargeysa–Kulankii sadexda xisbi ee beesha dhexe (Somaliland) aya fashil ku dhamaaday iyadoo xisbiga Wadani iyo Ucid la sheegayo in ay ku adkaysteen in sanadkii la kordhiyay wax ka badan ayna hadda miiska oolin taasi oo u cuntami wayday kooxdii Siilaanyo ka socday. Siilaanyo ayaa isagu hawlganb noqdey waxana dadku diideen in muddo loo kordhin koox ayna dooran.
Maxamed Yuusuf
ARAABNEWS.COM