Xirsi Tooriile ayaa xaaska Siilaanyo uga xoog badatay talada maamulka Siilaanyo oo hadda qarka u saaran in xoog laysku sheegto. Xirsi Tooriile oo dad badan u haysteen in uu Siilaanyo qasnada u hayo ayaa waxa ka xoog batay Maxamed Xaashi iyo xaaska Siilaanyo oo booska kursiga u xiray Muuse Biixi oo xasuuq ka gaystay gobolada Awdal.
Maxamred Yuusuf
ARAABINEWS.COM