X

La dhaqanka dadka aan Muslimka ahayn iyo Sh Siciid Cilmi Raage

La dhaqanka dadka aan Muslimka ahayn waa muxaadaro qiimo leh maadaama ay jiraan bulsho aad u farabadan oo Somali ah oo degtay dalal aan Muslim ahayn iyagoo ka yimi dhaqan Muslim ah diciif ha ahaadee. Waxa inoo akhrinaya Sh Siciid Cilmi Raage.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.