La taliye iska magacownaa oo aan waligii la kulmin Siilaanyo oo shaqada iska casilay
La taliye iska magacownaa oo aan waligii la kulmin Siilaanyo ayaa sheegay in uu masaakiinta u faiideeyay iskana casiley shaqada aan jirin ee lagu siinayay lacagta masaakiinta laga soo guro.