X

Laacibkii Afrika iyo aduunka ee kubadda cagta sanadihii sagaashanadii Weeca oo Liberiya dooratey

Chelsea's new signing, Liberian international George Weah (R), evades Tottenham's Chris Armstrong during their Premiership match at Stamford Bridge January 12. IW/ME - RP2DRIDCJCAA

Laacibkii Afrika iyo aduunka ee kubadda cagta sanadihii sagaashanadii Weeca ayaa Liberiya u dooratey inuu noqdo madaxweynaha dalkooda kadib markii uu garaacay Hawenayda hadda madaxweynaha ah.

Weeca oo abtirsiintiisu gasho Muslim ayaa ku guulaystey laacibka aduunka sanadii 1995 asagoon mudooyin ahaa laacibka Afrika sanadihii 1989 iyo 1994.



Weeca ayaa kubadiisa ka bilaabey Faransiiska halkaas oo uu tababare u ahaa tababaraha kooxda Ingiriiska ee Arsenal kadibna u wareegay kooxdii weyneyd ee AC Milan halkaas oo uu wacdaro la soo baxay.



Kadib markii uu kubada ka fariistey Weeca waxa uu galay siyaasada halkaas oo loo doortey xildhibaan. Wuxuu la tartamay haweenay madaxweyne ahayd kamase guulaysan sanadii 2005.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.