X

Laami la saaray wadada isku xirta madaarka aan la isticmaalin ee Boorama iyo magaalada

Dawlada hoose ee Boorama ayaa shalay bilowdey dhamaystirka wado laami ah oo isku xirta madaarka Boorama ee aan la isticmaalin iyo magaalada. Mashruucyada ayaa ka mid ahaa kuwo marhore in ay dhamaadaan ahaa laakiin loo waayay lacag.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.