Laascaanood–Waxa maanta ka dhacay Laascaanood dagaal u dhexeeya dadka deegaanka oo diidan xaflada 18 May iyo maleeshiyo lacag la siiyo oo dagaal kala hortagey..Lama sheegin in ay cidi wax ku noqotey ama ku dhaawacantey. Laascaanood ayaa waxa jooga maleeshiyo daacad u ah Siilaanyo oo deegaanka ah.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM