Laba ka mida kooxda gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab ayaa gacanta lagu dhigey magaalasa Muqdisho gaar ahaan xafada Wadajir. Labadaan dhiigyacab ayaa lagu tuhunsan yahay in midi ahaa kuwa wax dila midna ka duuba.
Kooxdan gaalaynta Muslimiinta ayaa dilal aad u farabadan ka gaystey Muqdisho kadibna baxsada kuna dhuunta dadka dhexdiisa. Ciidanka amniga NISA ayaa sheegay in muddo la daba socdey labadaan.
Hiorjoogaha kooxda gaaleynta Muslimiinta ayaa rumeysan waayay in dhalinta uu dirtaa dilka fuliyaan markii dambana amrey in ay soo duuban si loo xaqiijo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS