Laba qof ayaa ciidanka Somaliland ku dileen Laascaanood. Labadaan qof ayaan la garanayn sababta ciidanka Muuse Biixi u toogteen. Waxa difaacaya sidey wax u dhaceen wasiirka biyaha maamulka oo ka soo jeeda gobolka Sool.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=-pflnlkFmRA[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS