Laba qof ayaa ku dhintey shil duleedka Hargeysa. Shilkan oo aad u naxdin badnaa ayaa loo gurmadey. Taliuye booliis ayaa ka waramay sida shilku u dhacay iyo cida loo malaynayo in ay sababeen.
Shilalka ka dhaca gobolka ayaa inta badan waxa sababa direewalada oo aan lahayn khibrad gawaadhinimo iyo tayada gawaadhida oo liidata.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS