Laba wiil oo walaalo ah ayaa lagu diley Koofur Afrika. Labadan wiil ayaa wararku sheegayaan inay dileen koox burcada oo aan ilaa la garanayn waxa ay yihiin. Somalida ayaa si ba’an loogu dilaa Koofur Afrika
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=tAgK7EFfn3M[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS