X

Lacag la’aan soo wajahday maamulka Siilaanyo iyo wafdi Boorama loo soo diray si lacag looga guro+MUUQAAL

Boorama–Lacag la’aan soo wajahday maamulka Xirsi Tooriile iyagoo hadda Boorama u soo dirtey koox lacago ka soo gura. Mishaharka ugu badan waxa qaata Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa oo hadda dalxiis ku jooga woqooyiga Amerika. Boorama ayaa ah meelaha ugu badan ee lacagteeda laga cuno Hargeyso biishana gole jufooyinka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.