Lacago been abuura iyo maandooriyeyaal lagu gubey Boosaaso
Lacago been abuura oo isugu Jira Somali iyo doolar ayaa lagu Boosaaso. Waxa taas u sii dheer in maandooriyeyaal iyagana lagu gubey magaalada xilli maandooriyeyaashu si caadi uga yimaadaan Itoobiya.