X

Lacagtii garoonka diyaaradaha Boorama waa la waayay waa in la eryaa badhasaabka

Masuulka ka mida dadka ilaaliya garoonka diyaaradaha Boorama ayaa sheegay in la cuney lacag loogu talogalay in xeyndaab loogu sameeyo garoonka oo aad loogu soo durkey. Wuxuu kaloo dalbadey in la eryo badhasaabka Awdal oo fadhiida.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.