X

Lama aqbali karo in wadaniyiinta Woqooyiga Somaliya maalinkasta la dhibaateeyo oo la dilo: Wasiir Odawaa+MUUQAAL

Muqdisho–Wasiirka arimaha gudaha Somaliya Odawaa ayaa sheegay in SNM oo ku cabata in la dilay ay hadana kuwii sidaas ku cabanaya ay maalinkasta dilaan dhibaatana u gaystaan dadka wadaniyiinta ee reer Woqooyiga ah ayna ahayn wax la aqbali karo. Odawaa ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Universaltv.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.