X

Libaaxbadeed cuney sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobey oo ku sugnaa xeebaha Muqdisho: SAWIRO

Libaax badeed cuney sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobey oo ku sugnaa xeebaha Muqdisho. Ninkan oo ahaa duuliye ayaa u dabaal tagey xeebta Xalane halkaas oo uu libaax badeed goostey lug.

Sawirada ninkaan la cuney ayaa lagu faafifyay baraha bulshada. Ninkaan oo aan magaciisa la shaacin ayaa la sheegay in uu ka tirsnaaa shaqaalaha Qaramada Mdoobe ee Magaalada Muqdisho.

Lama garan karo sida looga badbaadiyay libaax badeed goostey waxase muuqata in uu lugtiisa ku waayay Muqdisho .




 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.