X

Liiska basaasiin u shaqayn jirey xukunkii Tigreega oo u joogeyay Somaliland oo la shaaciyay

Liiska basaasiin u shaqayn jirey xukunkii Tigreega ee Itoobiya uu ku lahaa Somaliland. Siyaasiintan oo qaarkood ku jiraan maamulka Muuse Biixi iyo kii Siilaanyo ayaa si qarsoodiya loo faafiyay. Sirdoonka Itoobiya oo soo gudbiyay faylka siyaasiinta ku jira sirdoonka ee jaajus ahaan u joogey Somaliland ayaa waxa ku jira magac caan ka ah Somaliland.


Waxaan idinla wadaagi doonaa shaqsiyaadka ugu darajada sareeya xagga darajoojinka ay sirdoonka Itoobiya.

1. Maxamuud xaashi cabdi wasiirkii hore madaxtooyada soomaliland.

2. Cali maxamed warancade wasiirkii hore ee arimaha gudaha soomaliland.


3. Maxamed kaahin axmed wasiirka hada ee arimaha gudaha soomaliland.
4. taliye ciidanka soomaliland nuux ismaaciil taani.

5. Ismaaciil aadan cismaan ,ismaaciil yare oo ah wasiirka arimaha gudaha hore.


6. Amb cawil cali ducaale wasiirka arimaha maaliyada.

7. Ahmed dahir Gudoomiyaha jaamacada admas

8. Xildhbaan cali mareexaan ahaa wasiirka hawlaha guud iyo guri geynta.

9. Faysal cali waraabe gudoomiyaha xisbiga ucid.

10. Xuseen kiniyaati ahaa madaxa sirdoonka soomaliland.

11. Axmed xaaji cali cadami wasiirkii hore gaashindhiga soomaliland.

12. Xildhibaan saleebaan cali koore wasiirka biyaha soomaliland .
13. Cabdilaahi habene cabdilaahi dheere ,xoghayihii golaha guurtida ,soomaliland ahaana wasiirka wax barashada.
13. Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, wasiirkii hore ee arimaha dibada

Waxaa jira liis kale oo aan weli la shaacin oo la soo wado

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.