X

Liiska kaadiriin Muuse Biixi u magacaabay jagooyin

Liiska kaadiriin Muuse Biixi u magacaabay jagooyin. Muuse Biixi ayaa isbedel ku sameeyay hay’ado iyo wakiilada maamulka ee lacagta ku cuna Kiiniya iyo Itoobiya. Waxa kale oo liistada ku jirta garsooreyaal.



Hoos ka akhriso liistada

Cismaan Sheekh Cabdi Sheekh Maxamed Kaahin Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka2. Mustafe Faarax Cali Aadan Maareeye Ku-xigeenka Hay’adda Waddooyinka

3. Muuse Xasan Xaaji Yuusuf Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada

4. Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis (Khadra Xaaji Gaydh) Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada

5. Maxamed Cali Bille Guuleed Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada

6. Axmed Xasan Cigaal Sahal Safiirka Somaliland u Fadhiya Itoobiya

7. Maxamed Warsame Ducaale Ergayga Gaarka ah ee u Qaabilsan Somaliland Qaramada Midoobay

8. Maxamed Cabdikariin Cumar Ismaaciil (Maarshaal) Safiir Ku-xigeenka Somaliland u Fadhiya Itoobiya

9. Ayaanle Salaad Diiriye Safiir Ku-xigeenka Somaliland u Fadhiya Dalka Kiiniya

Magacaabista  Gudoomiyaayaasha Maxkamadaha Ciidamada



Tir Magaca Xilka

1. Gaashaanle Sare, Saleebaan Muuse Xasan Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidammada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Somaliland

2. Gaashaanle Sare, Siciid Xasan Maxamed Garsoore ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidammada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Somaliland

3. Gaashaanle Dhexe, Ibraahin Maxamuud Guuleed Guddoomiyaha Maxkamadda D1aad ee Aaga Bari

4. Gaashaanle, Cabdillaahi Xasan Carraale Garsoore ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidammada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Somaliland

5. Gaashaanle, Yaasiin X. Cali Maxamuud Garsoore ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidammada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Somaliland

6. Gaashaanle Dhexe, Fu’aad Raage Maxamed Xirsi Xeer-ilaaliyaha Guud ee Ciidammada Qaranka

7. Gaashaanle, Khadar Cali Maxamuud Xeer-ilaaliye Ku-xigeenka 1aad ee Ciidammada Qaranka

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.