X

Liiska Khaatumo State u matalaya wadahadalka Adis ababa ee ay kula jiraan maamulka Somaliland

Waxa baryahanba u socday wadahadal u dhexeeya labada maamul goboleed ee Khaatumo State iyo Somaliland. Wadahadalkaas oo ka socda caasimada Itoobiya ee Adis ababa.

Hadaba Maamulka Khaatumo ayaa waxa uu soo saaray liiska xubnaha u matalaaya wadahadaladaasi.

Liiska xubnaha oo ka kooban 8 xubnood ayaa waxa lagu soo doortey shir ay iskugu yimaadeen xubnaha gudida Gobolada Sool Sanaag iyo Buuhoodle kuwaasi oo loo yaqaan G11,

Xubnaha ayaa waxaan ka dhex muuqan Madaxwaynaha Maamulkaasi Cali Khaliif Galaydh iyada oo dhanka kale ay xubnaha iskugu jiraan golaha wasiirada Khaatumo iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Maamulkaasi,

Halkan Ka Akhri Liiska Xubnaha Loo soo Xulay Wadahadalada

Xubnaha Gudaha Jooga ee ku jira Liiska Wada hadalada

  1. Maxamuud Shiikh Cumar Xassan
  2. Maxamuud Ismaciil Shabac
  3. Axmed Xaaji Cali
  4. Baayar Mahdi

Xubnaha Dibada Jooga

  1. Cali Ciise Cabdi
  2. Cabdikariin Xassan Jaamac
  3.  Cabdirashiid Maxamed Faarax
  4. Abshir Cawil Cabdi dhiif.
admin:

This website uses cookies.