Waxa iyana mardhow la raaciyay liiska wasiir ku xigeenada iyo wasiiro dawloyaasha dawlada uu hogaamiyo Xasan Cali Kheyre oo magacyadu u badan yihiin dad hore xilal u soo qabtey.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka codsaday Baarlamaanka Soomaaliya inay codka kalsoonida siiyaan xukuumadda, isagoo uga mahad celiyay taageerada ay u muujiyeen, sidoo kale shacabka Soomaaliyeed ayuu ka codsaday inay u soo duceeyaan oo aanay u soo hambalyeeyn.o ay inoo soo duceeyaan
Hoos ka akhriso magacyada ku xigeenada iyo wasiito dawloyaasha
I-C/qaadir Macalin Nuur waa madaxtoyada
2-C/llaahi Xaamud Maxamed waa xafiiska raiisal wasaaraha