X

Lubnaan oo codsanaysa in Sucuudigu sii daayo RW Xariiri

Lubnaan ayaa codsanaysa in Sucuudigu sii daayo Raiisal Wasaare Sacad Xariiri oo isagoo jooga Sucuudiga akhriyay warqad uu isku casilayo. Casilaadaas oo la aaminsan yahay in Sucuudigu ku qasbey.



Sacad Xariiri ayaa sheegay in Xisbulah wareer ku hayso wararkaas oo Xisbullah beenisay. Xubin u hadashay barlamaanka dalkaasi Lubnaamn ayaa shegay in Sacad Xariiri guri ku xidhan yahay oo aan loo ogoleyn inuu dhaqdhaqaaqo.



Xariiri ayaa haysta dhalasho Sucuudi ah iyo mid Lubnaana wiuxuuna ka mid yahay hogaamiyeyaasha dalkaasi ee jagooyinka ku qaybsada sadexda qoomiyadood ee ka jira dalkaasi.

Xariiri ayaan ka hadlin inuu guri ku jiro oo aan loo ogoleyn inuu baxo iyo inkale inkastoo Sucuudigu beeniyay inuu xaniban yahay.



Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.