X

Luul Maxamed Rooble oo ka warantey sidii uu ku dhismey tareenka u dhexeeya Jabuuti iyo Itoobiya

Waa warasysi xiise leh oo lala yeeshay oo AYROTV la yeeshay Luul Maxamed Rooble oo awowgeed wadi jirey tareenka isku mara Jabuuti iyo Itoobiya. Waa barnaamijyo taxane ah oo Ayrotv ka diyaariyay taariikhda dihan ee ay leeyihiin bahweynta Samaroon waana qaybtii Itoobiya. Waxa daadihinaya suxufiga da’da yar ee Faysal Abroone.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.