X

Ma jirto cid daacad ka ah go’ida ee dadku waxay eegayaan halka shilinku ugu jiro: Faysal Waraabe

Faysal Waraabe iyo afhayeen u hadlasy maamulka Siilaanyo ayaa ka hadlay garyaqaanka loo magacaabay gudoomiyaha maxkamada sare ee Somaliya. Waxayna sidii caadiga ahayd ku sheegeen nin shaqo tagey halka Faysal Waraabe sheegay in ayna jirin cid daacad ka ah go’ida eeqof walba shilinku ka horeeyo.

 

admin:

This website uses cookies.