X

Ma jiro hay’addo shidaal qodis oo heshiis lala galay: Dr C/raxmaan Bayle

ARAABINEWS

Wasiirka maaliyada dawlada dhexe ee Somaliya Dr C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in dalku ku jiro qaybtii ugu dambeysay ee deyn cafinta oo hadda uu galay nidaam cusub oo la marayo.


Mar wax laga weydiiyay in dawladu saxiixdey qormooyin cusub oo shidaala ayuu sheegay in warkaas aanu waxba ka jirin ayna xilligana suurtagal ahayn, haddii uu jirana la mari doono nidaamka u degsan.


Baryahan ayaa waxa jirey war sheegaayay in Somaliya ay saxiixdey heshiis shidaal qodis oo weliba la saxiixatey shirkado faqiira oo aan bixin karin lacago hordhaca oo deegaanada wax loogu sii dhiso inta shidaalku imanayo.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.