MuqdishoâDawlada Somaliya ayaa digniin adag u dirtey maamulka Somaliland sheegtayna in ayna taaban Karin dekedda Berbera kuna wareejin Karin ajaanib ayna tahay hanti qaran. Wasiirka dekedaha Nuur Faarax oo deegaan ahaan ka soo jeeda Woqooyiga ayaa sheegay in aanu jirin maamul karti leh oo gacan Somaliyeed ka wareejin kara dekeda.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS