X

Ma jirto wax lagala hadlo maamulka Somalidiidka ee Muuse Biixi: CAMEY

Ma jirto wax lagala hadlo maamulka Somalidiidka ee Muuse Biixi waxa sidaas yiri madaxweyne ku xigeenka Puntland Camey oo la weydiiyay in ay jirto wax wadahadal.



Wey dhici kartaa inaan nabad ka wadahadalno haddfii maamulka Somalidiidka ee Muuse Biixi uu ku laabto halkii uu ka soo duuley 2007 ee ka shisheysa Oog.



Dhul badan oo Puntland ayaa welli ka sii shisheya Oog. Wuxuu kaloo sheegay in ayna jirin cid si dhab u gashay arinta dagaalka ee uu Muuse Biixi ku soo gaadey Puntland.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.